Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Amb Maxamed Cali Aw cabdi oo furay kulan hawleed loo qabtay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawlada iyo haayadaha madaxbanaan ayaa dardaaran culus oo la xidhiidha masuuliyada ay qaranka u hayaan iyo culuska uu leeyahay masuuliyada ay qaadeen
Sidoo kale madaxwaye kuxigeenka jsl ayaa masuuliyiinta ugu baaqay in ay ilaaliyaan gutaana xilka loo igamaday.