WAJAALE NEWS

DAAWO;-Agaasimayaasha Wasaaradaha Arimaha Gudaha Iyo Waxbarashada Oo Soo Kormeeray Mashaariicda GPLG Ee Laga Hirgliyay Gabiley.

GABILEY(W,N)-Agaasimayaasha wasaarada waxbarashada iyo arimaha gudaha oo ay weheliyaan haayadaha maalgaliya mashruuca maamul daadajinta ayaa kormeer ku tagay magaalada gabiley waxaana halkaasi ku qaabiley maayarka magaalada gabiley iyo badhasaab kuxigeenka gobolka.

Masuulyiyiinta xukuumada iyo madaxda haayadah maalgaliya mashruuca gplg ayaa soo iindho indheeyay mashriica ay dawlada hoose ka hirgalisay.

Dhanka kale haayada taageera mashruuca gplg ayaa dawlada hoose ee gabiley ku bogaadiyay sida ay ufuliyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version