DAAWO;-Agaasimayaasha Wasaaradaha Arimaha Gudaha Iyo Waxbarashada Oo Soo Kormeeray Mashaariicda GPLG Ee Laga Hirgliyay Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Agaasimayaasha Wasaaradaha Arimaha Gudaha Iyo Waxbarashada Oo Soo Kormeeray Mashaariicda GPLG Ee Laga Hirgliyay Gabiley.
March 9, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Agaasimayaasha wasaarada waxbarashada iyo arimaha gudaha oo ay weheliyaan haayadaha maalgaliya mashruuca maamul daadajinta ayaa kormeer ku tagay magaalada gabiley waxaana halkaasi ku qaabiley maayarka magaalada gabiley iyo badhasaab kuxigeenka gobolka.

Masuulyiyiinta xukuumada iyo madaxda haayadah maalgaliya mashruuca gplg ayaa soo iindho indheeyay mashriica ay dawlada hoose ka hirgalisay.

Dhanka kale haayada taageera mashruuca gplg ayaa dawlada hoose ee gabiley ku bogaadiyay sida ay ufuliyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS