WAJAALE NEWS

Maamulka Gobolka Togdheer oo Fuliyay Hawlgalo lagu ilaalinayo dhul daaqsimeedka iyo digniinta ay direen

Maamulka gobolka togdheer oo uu hogaaminayo badhasaabka gobolka ayaa fuliyay hawlgalo lagu ilaalinayo dhul daaqsimeedka iyo ka hortaga deegaamaynta cusub

Sidoo kale badhasaab ramaax ayaa digniin culus udiray dadka ku hawlan deegaamaynta cusub iyo seerayaasha loogu talo galay xoolaha.

Exit mobile version