|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Togdheer oo Fuliyay Hawlgalo lagu ilaalinayo dhul daaqsimeedka iyo digniinta ay direen
February 8, 2025 - Written by Editor:Maamulka gobolka togdheer oo uu hogaaminayo badhasaabka gobolka ayaa fuliyay hawlgalo lagu ilaalinayo dhul daaqsimeedka iyo ka hortaga deegaamaynta cusub Sidoo kale badhasaab ramaax ayaa digniin culus udiray dadka ku hawlan deegaamaynta cusub iyo seerayaasha loogu talo galay xoolaha. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|