Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin ayaa ka hadlay shaqaaqo maanta ka dhacday magaalada ceerigaabo taasi oo sobobtay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawacba
Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha jsl ayaa faray gudida nabadgalyada ee gobolka sanaag in ay talaabo ka qaadaan dadkii horseeda shaqaaqadan islamarkaana bandoo lagu soo rogo magaalada.