WAJAALE NEWS

Wasiirada Arimaha Gudaha Iyo Caafimaadka Oo Ka Hadlay Nin Lagu Dilay Deegaanka Ceeryaan Ee Gobolka Sanaag Iyo Rabshado Ka Dhashay!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirada wasaarada arimaha gudaha iyo caafimaadka somaliand ayaa ka hadlay nin lagu diley maalintii shalay deegaanka ceeryaan ee gobolka sanaag oo sobobay in dadwayne ka gadoodsan dilka marxuumkaasi ay maanta mudo haraad rabshado wata ka dhigeen magaalada ceerigaabo kuwaasi oo keenay khasaare iskugu jira dad ku dhaawacmay iyo hanti ay burburiyeen banaan baxayaashu

Wasiirka arimaha gudaha ayaa shacabka magaalada ceerigaabo iyo wayeelka ugu baaqay in ay xaalada dejiyaan islamarkaana xukuumadu baadhayso dilkaasi.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version