OOG(W,N)-Afhayeenka ciidanka qaranka Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal ay kooxaha huwanta ahi kusoo qaadeen aaga deegaanka qorilugud ee gobolka togdheer kaasi oo ay iska difaaceen ciidamada madiga ah ee ku sugan deegaanadaasi
Sidoo kale afhayeenka ciidamada qaranka ayaa ciidanka ku wargaliyay in ay galaan heegan culus ilaa inta ay ka dhacayso doorashada Somaliland oo maalmo koobani inaga xigaan.