HARGAYSA(W,N)-Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa ka hadashay baadhitaano caafimaad oo lagu sameeyay wariye coldoon oola sheegay in xaaladiisa caafimaad liidato wallow xoog loo buun buuniyay coldoon iyo xaqiiqada xanuunkisa
Agaasimaha guud ayaa ka hadlay baadhitaanka ay ku sameeyeen isagoo sheegay in aanu lahayn calaamadaha coronvirus
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;