WAJAALE NEWS

Shiinaha Oo Ka Digay Cunaqabatayn La Saaro Dalka Itoobiya.

ADIS ABABA(W,N)-Dawlada shiinaha ayaa ka digtay cunaqabatay la saaro dalka itoobiya dagaalka ay kula jirto jabhada TPLF Awgeed

Sidoo kale dawlada shiinaha ayaa dawladaha reer galbeedka uga digtay in ay qaadaan talaabo kasta oo lagu cunaqabataynayo dalka itoobiya.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Shiinaha Oo Ka Digay In Cunaqabataymo La Saaro Dalka Itoobiya

Exit mobile version