WAJAALE NEWS

Xoghayihii Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Oo Xilkii Iska Casilay+Sobobta!

GABILEY(W,N)-Xoghayihii xisbiga kulmiye ee gobolka gabiley xasan muumin ayaa maanata shaaciyay in uu iska casilay xilkii iyo xubinnimadii xisbi xaakimka kulmiye isagoo faah faahin ka bixiyay sobobta uu xiligan iskaa casilay kulmiye

Sidoo kale Xoghaye xasan muumin ayaa sheegay in uu ku biirayo  xisbiga isbadal doonta somaliland ee waddani.

Exit mobile version