Xoghayihii Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Oo Xilkii Iska Casilay+Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xoghayihii Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Oo Xilkii Iska Casilay+Sobobta!
October 2, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Xoghayihii xisbiga kulmiye ee gobolka gabiley xasan muumin ayaa maanata shaaciyay in uu iska casilay xilkii iyo xubinnimadii xisbi xaakimka kulmiye isagoo faah faahin ka bixiyay sobobta uu xiligan iskaa casilay kulmiye

Sidoo kale Xoghaye xasan muumin ayaa sheegay in uu ku biirayo  xisbiga isbadal doonta somaliland ee waddani.

COMMENTS
LINKS