HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada xidhiidhka Golayaasha Somaliland cabdinaasir Buuni ayaa si adag uga jawaabay hadalkii maalintii shalay kazoo yeedhay gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan
Sidoo kale wasiir buuni ayaa sheegay in gudoomiye xirsi ku gafay shacabka Somaliland iyo haayada sirdoonka qaranka.