WAJAALE NEWS

Xildhibaan Maxamed Abiib Oo ka Hadlay Xadhigiisii, Danta Ay Xukuumadu Ka Lahayd Iyo Arimo kale Oo Xasaasiya

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib oo galabta warbaahinta ku la hadlay magaalda hargaysa ayaa  ka xogwaramay xadhigii xukuujmadu kula kacday iyo danta ay ka lahayd

Sidoo kale xildhibaan maxamed abiib ayaa fariin udiray shacabka reer awdal.

Exit mobile version