WAJAALE NEWS

Boqor Cismaaan Buurmadow Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo

CEERIGAABO(W,N)-Boqor cismaan awmaxamuud buurmadow ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka sanaag ee ceerigaabo

Sidoo kale boqor buurmadow ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ujeediyay shacabka reer ceerigaabo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version