Boqor Cismaaan Buurmadow Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boqor Cismaaan Buurmadow Oo Si Cajiib Ah Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo
October 2, 2024 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Boqor cismaan awmaxamuud buurmadow ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka sanaag ee ceerigaabo

Sidoo kale boqor buurmadow ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ujeediyay shacabka reer ceerigaabo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS