WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabtay Cismaan Cumar Dool Iyo Banaan Baxyo Ka Dhashay Xadhigiisa!

HARGAYSA(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa saaka xabsiga utaxaabtay cismaan cumar dool oo kamid ah xisbiga mucaaridka ah ee waddani xili uu kasoo degayay madaarka caasimada hargaysa

Sidoo kale xadhiga cismaan cumar dool ayaa waxaa ka dhashay banaan bax rabshado wata oo ay madaarka horsameeyeen dadkii soo dhawaynay

Dhanka kale maayarka caasimada iyo suldaanka guud ee beelaha somaliland suldaan daa,uud suldaan maxamed cabdiqaadir ayaa goobta utagay sidii ay udajin lahaayeen dadwaynihii ka gadooday xadhiga masuul oo iyagu xidhay wadada gasha madaarka hargaysa.

 

Exit mobile version