WAJAALE NEWS

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumada Ku Taageeray Xadhiga Cismaan Cumar Dool Iyo Sobobta!

Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal caliw arabe ayaa xukuumada ku taageeray xadhiga ay kula kacday cismaan cumar dool kaasi oo uu sheegay in uu caytami jiray islamarkaana ay sharci tahay in la xidho

Exit mobile version