Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumada Ku Taageeray Xadhiga Cismaan Cumar Dool Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumada Ku Taageeray Xadhiga Cismaan Cumar Dool Iyo Sobobta!
June 21, 2024 - Written by Editor:

Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal caliw arabe ayaa xukuumada ku taageeray xadhiga ay kula kacday cismaan cumar dool kaasi oo uu sheegay in uu caytami jiray islamarkaana ay sharci tahay in la xidho

COMMENTS
LINKS