WAJAALE NEWS

Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Ganacsade Maanta Lagu Toogtay Magaalada Boorama.

BOORAMA(W,N)-Ganacsade Muuse Camir oo ka mida Ganacsatada waaweyn ee magaalada Boorama ayaa saaka la toogtay isagoo ku sugan goobtiisa Ganacsi oo ku taalla magaalada Boorama.

Waxana toogtay mid ka mid ah Shaqaalihiisa, illaa hadda lama oga sababta dhabta ee keentay toogashadan.

Ganacsadaha ayaa loola cararay Cisbitalka ADAL ee Borama waxaana ay dad goob-joog ahi noo sheegeen in uu qabo dhaawac fudud.

Dhanka kale qaarkamid ah ehelada ganacsadaha la dhaawacay iyo dhakhaatiirta la tacaalaysa xaaladiisa caafimaad ayaa ka warbixiyay dhaawac soo gaadhay iyo ay tahay xaaladiisu.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version