|
|||||
WAJAALE NEWS
Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Ganacsade Maanta Lagu Toogtay Magaalada Boorama.
May 7, 2024 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Ganacsade Muuse Camir oo ka mida Ganacsatada waaweyn ee magaalada Boorama ayaa saaka la toogtay isagoo ku sugan goobtiisa Ganacsi oo ku taalla magaalada Boorama. Waxana toogtay mid ka mid ah Shaqaalihiisa, illaa hadda lama oga sababta dhabta ee keentay toogashadan. Ganacsadaha ayaa loola cararay Cisbitalka ADAL ee Borama waxaana ay dad goob-joog ahi noo sheegeen in uu qabo dhaawac fudud. Dhanka kale qaarkamid ah ehelada ganacsadaha la dhaawacay iyo dhakhaatiirta la tacaalaysa xaaladiisa caafimaad ayaa ka warbixiyay dhaawac soo gaadhay iyo ay tahay xaaladiisu. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:DAAWO; Siyaasi Shaaciyay In Reer Awdal Aanay Gelaynin Doorashada Golaha Wakiiladda Iyo Sobobta!! Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Hadashay Ardaydii Reer Somaliland Ee Laga Soo Daad Gureeyay Dagaala... Mudo Haraad Laga Soo Horjeedo Sixir Bararka Iyo Isticmaalka Lacag Somaliga Oo Ka Dhacay Magaalada La... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|