WAJAALE NEWS

Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Axmed Cumar Xamarje Oo Si Diiran Loogu Soo dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa!

HARGAYSA(W,N)-Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga WADDANI Axmed Cumar X Cabdillaahi “Xamarje” ayaa Maanta Si balaadhan Loogu Soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Ee Caasimada Hargaysa kadib safar caafimaad oo uu dalka dibadiisa ugu maqnaa.

waxaana halkaasi kusoo Dhaweeyay Xubno kamid Ah Hogaanka Xisbiga, Xildhibaano, Madaxdhaqameed Iyo Taageerayaasha Xisbiga Waddani.

Dhanka kale Gudoomiye xamarje ayaa ka hadlay doorashooyinka fooda inagu soo haya isagoo fariin udiray xukuumada kulmiye.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version