WAJAALE NEWS

Dawlada Emaaraadka Oo Ka Hadashay Sobobta Ay Ujoojisay Duulimaadyadii FLY DUBAI Oo Hakinteedu Saamaysay Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Dawlada imaaraadka carabka ayaa gabi ahaanba joojisay duulimaadyadii diyaarada FLY DUBAI Ku tagi jirtay dalal badan oo aykamid tahay Somaliland xili ay kumanaan rakaab ahi ku sugayeen madaarada kal duwan

Masuulka u hadlay dawlada emaaraadka carabta ayaa  faah faahin ka bixiyay sobobta dawlad ku hakisay duulimaadyada FYL DUBAI.

HALKAN KAGA BOGO WARKA KASOO BAXAY DAWLADA EMARAADKA;

Exit mobile version