WAJAALE NEWS

Ciidamada Dab Damiska Oo Ku Guulaysay In Ay Soo Saaran Maydka Wiil Dhalinyaro ah Oo Ku Dhacay Ceel Biyood Ku Yaala Deegaanka Baligubadle!

BALIGUBADLE(W,N)-Ciidamada dabdamiska Somaliland ayaa gurmad ufiyay wiil dhalinyaro ah oo kazoo jeeda qoomiyada oroamada oo ku dhacay ceel biyood ku yaala duleedka magaalda balaygubadle kaasi ooh al maali uu ku jiray maydkiisu.

Exit mobile version