WAJAALE NEWS

“Dhawaan Waanu Gaadhi Doonaa Xuduudaha Dalka”Taliye Nuux”

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha Ciidanka qaranka Somaliland oo ka warbixiyay udiyaar garowga ciidamada ee xuska 18may iyo doorka ay ku leeyihiin ilaalinta iyo sugida xuduudaha dalka

Sidoo kale Taliye Nuux ayaa sheegay in ay dhawaan gaadhi doonaan xuduudaha dalka

Dhanka kale Taliyaha Ciidanka qaranka Somaliland ayaa umahad celiyay shacabka sida ay ugarab taagan yihiin ciidamada isagoo sigaara ugu mahad celiyay gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe.

Exit mobile version