Ciidamada Dab Damiska Oo Ku Guulaysay In Ay Soo Saaran Maydka Wiil Dhalinyaro ah Oo Ku Dhacay Ceel Biyood Ku Yaala Deegaanka Baligubadle! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Dab Damiska Oo Ku Guulaysay In Ay Soo Saaran Maydka Wiil Dhalinyaro ah Oo Ku Dhacay Ceel Biyood Ku Yaala Deegaanka Baligubadle!
May 24, 2024 - Written by Editor:

BALIGUBADLE(W,N)-Ciidamada dabdamiska Somaliland ayaa gurmad ufiyay wiil dhalinyaro ah oo kazoo jeeda qoomiyada oroamada oo ku dhacay ceel biyood ku yaala duleedka magaalda balaygubadle kaasi ooh al maali uu ku jiray maydkiisu.

COMMENTS
LINKS