WAJAALE NEWS

Aas Qaran Oo Xabaalaha Masalaha Ee Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Suldaan Bare Xaaji Iyo Haldoorka Jsl Oo Ka Qaybgalay!

HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Suldaan Barre Xaaji Xuseen Carraale oo maanta lagu aasay Xabaalaha Masalaha ee Duleedka koonfur galbeed ee Hargeysa.

sidoo kale  waxaa aaska kasoo Qaybgalay Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka, Shir Gudoonka Labada Gole, Madaxdhaqameed iyo badi Haldoorka Reer Somaliland.

Exit mobile version