HARGAYSA(W,N)-Komishanka tamarta Somaliland iyo shirkadaha bixiyay adeega korontada dalka ayaa soo saaray go,aamo wada jir ah oo la xidhiidha soo afjarida khilaafkii udhexeeyay labada dhinac
Sidoo kale komishanka tamarta jsl iyo shirkadaha laydhka ayaa soo saaray qiimaha laydhka ee shacabka lagaga iibinayo korontada
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;