WAJAALE NEWS

Gudoomiye Faysal Oo Ka Hadlay Arimaha Halista Ah Ee Ka Jira Muqdisho Iyo Sida Ay Ugu Mashquuleen Somaliland.

LONDON(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysa cali waraabe ayaa ka hadlay dilka gabadh katirsanayd sirdoonka somaliya iyo arimo badan oo ka socda muqdisho iyo somaliya halka ay dadka madaxda ahi ku mashquulsan yihiin cadaawada Somaliland ka faafinta warar aan jirin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version