WAJAALE NEWS

Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Dib Udhis Ku Samaynaysa Dugsiga 18may Ee Xaafada Jig Jiga Yar.

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha dawlada hoose ee caasimada hargaysa iyo masuuiyiin kale ayaa booqday dugsiga hoose dhexe ee 18may ee degmada ibraahim koodbuur kaasi oo ay dawlada hoose dib udhis iyo dayactir kusamaynayso.

Exit mobile version