WAJAALE NEWS

DAAWO; Madaxweynaha JSL Oo Maanta Xafiiskiisa ku Qaabiley Wefti Balaadhan Oo Ka Kala Socday Wadamada Norway, Denmark iyo Netherland.

Madaxweynaha oo ay kulankaas ku wehelinayeen wasiirada, Arrimaha Dibeda, Dr Sacad Cali Shire, Qorshaynta Qaranka Mudane, Cali Salaan Jirde (Cali Shoonbe), Madaxtooyada Mudane, Maxamuud Xaashi Cabdi, Duulista iyo Hawada Mudane Cismaan CabdilaahiSaxardiid (Cadaani)  iyo Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade.

Markii Shirku dhamaadayna waxa saxaafada la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland iyo Safiirka Denmark Ambassador

Dhinaca Xubnaha Weftiga

  1. Mr. Phil Evans, Head of DFID Somalia and Somaliland
  2. Ms Pauline Sheenan, Head of Economic and Human Development
  3. Mr. Angus Miller, Governance Advisor
Exit mobile version