HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha dawlada hoose ee caasimada hargaysa iyo masuuiyiin kale ayaa booqday dugsiga hoose dhexe ee 18may ee degmada ibraahim koodbuur kaasi oo ay dawlada hoose dib udhis iyo dayactir kusamaynayso.