WAJAALE NEWS

Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo War Kasoo Saaray Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Suxufiyiin.

HARGAYSA(W,N)-Ururka suxufiyiinta somaliland ee solja ayaa canbaareeyay xadhiga ay xukuumadu kula kacday gudoomiyaha mmtv iyo suxufiyiin kale oo mudo ku xidhan hargaysa iyo berbera

Sidoo kale ururka suxufiyiinta jsl ee solja ayaa xukuumada ugu baaqay in ay xoriyadooda usoo celiso wariyayaasha xidhan.

Exit mobile version