WAJAALE NEWS

Masuul ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Dhaliilay Shirka Golaha Dhexe Ee Lagu Qabanayo Magaalada Borama Iyo fariinta Uu Udiray Xukuumada!

BURCO(W,N) Siyaasi Maxamed xaaji oo  katirsan xisbi xaakimka kulmiye ayaa soo dhaweeyay tartanka lagu qabanayo somailand ee wadamada aan la aqoonsan

Sidoo kale siyaasigan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay eedaha ay isku jeedinayaan xisbiyada ucid iyo wadani isagoo usoo jeediyay in ay arintaa ka waan toobaan,

Dhanka kale masuulkan ayaa walaac ka muujiyay shirka xisbiga kulmiye ee lagu qabanayo magaalada boorama

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version