WAJAALE NEWS

Golaha Wakiilada oo Soo Saaray Warbixino Ku Saabsan Saldhiga Milatari ee Berbera

Hargeysa (WJN)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa ay maanta soo bandhigeen warbixino ku saabsan kormeero ay guddida arimaha guduhu ku soo martey Saldhiga Imaaraadka ee Berbera.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version