HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga Mucaaridka ah ee waddani Axmed Cumar xaaji cabdilaahi “Xamarje” ayaa si adag uga hadlay dhacdooyin maalmihii udanbeeyay ka taagnaa xaafadaha hargaysa qaarkood.
Sidoo kale Gudoomiye xamarje ayaa ka hadlay weerarka ay xukuumada kusoo qaaday saladanada facawayn ee beesha subeer awal isagoo sheegay in aanay cidi waxka qaadi Karin fadeexad ka raacda mooyaane.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;