|
|||||
WAJAALE NEWS
“Saldanada Guud Ee Subeer Awal, Waxay Tirsataa Taariikh Facwayn Ilaa 300 Oo Sano Ayay Soo Talinaysay, Cidkasta Oo Xag Xagataana, Waxaan Fadeexad Ahayn Ka Qaadi Mayso”Siyaasi Xamarje
February 8, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga Mucaaridka ah ee waddani Axmed Cumar xaaji cabdilaahi “Xamarje” ayaa si adag uga hadlay dhacdooyin maalmihii udanbeeyay ka taagnaa xaafadaha hargaysa qaarkood. Sidoo kale Gudoomiye xamarje ayaa ka hadlay weerarka ay xukuumada kusoo qaaday saladanada facawayn ee beesha subeer awal isagoo sheegay in aanay cidi waxka qaadi Karin fadeexad ka raacda mooyaane. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirada Biyaha Iyo Isgaadhsiinta Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Ceelayasha Magaalada Gabiley Laga Waraabi... Daawo: Ururka Abwaanada Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafka Golaha Wakiilada Iyo Waanwaan Ay Wadaan DAAWO;-XISBIGA WADANI OO XUKUUMADA MADAXWAYNE BIIXI UGA DIGAY IN AY SOO KALA DHAWAYSATO SIYAASIYIINT... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|