WAJAALE NEWS

Xildhibaan Naasir Cali Shire oo Soo Bandhigay Sababihii Uu Xilka Ku Waayay

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ahaa gudoomiyihii xilka laga xayuubiyay ee gudida dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu soo bandhigay warqadii xilka lagaga qaaday, isagoo sharci daro ku tilmaamay talaabadii xilka qaadistiisa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaallka

 

https://youtu.be/fo–B2POLRs

Exit mobile version