WAJAALE NEWS

Xildhibaan Guruuje Oo Kabaha La Dulmaray Maamulka Xasan Sheekh iyo Xubnaha Isku Bahaystay Nacaybka Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Yuusuf Guruuje oo kamid ah mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland ayaa jawaab kulul siiyay maamulka somaliya iyo xubnaha kale ee isku bahaystay nacaybka sommaliland

Sidoo kale xildhibaan Guruuje ayaa xisbiyada mucaaridka iyo siyaasiyiin reer Somaliland usoo jeediyay in ay difaacaaan qaranka islamarkaana aanay ka aamusin dhawaaqyada kazoo yeedhay maamulka muqdisho.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version