|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Guruuje Oo Kabaha La Dulmaray Maamulka Xasan Sheekh iyo Xubnaha Isku Bahaystay Nacaybka Somaliland.
January 17, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Yuusuf Guruuje oo kamid ah mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland ayaa jawaab kulul siiyay maamulka somaliya iyo xubnaha kale ee isku bahaystay nacaybka sommaliland Sidoo kale xildhibaan Guruuje ayaa xisbiyada mucaaridka iyo siyaasiyiin reer Somaliland usoo jeediyay in ay difaacaaan qaranka islamarkaana aanay ka aamusin dhawaaqyada kazoo yeedhay maamulka muqdisho. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xildhibaan Shiine Koodbuur Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Wasiirka Waxbashada, Sheegayna In Ay Golaha U... DAAWO;-Dadwayne Ka Gadoodsan Xadhiga Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Iskugu Soo baxay Magaalada ... “Shaqada Ay Wasaaraddani Qabato Ee Macdanta, Tamarta Waligayba Waan Jeclaa, Wax Badanna Waan..”Wasii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|