WAJAALE NEWS

Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Iska Fogeeyay In Uu Hawada Somaliland Ku Wareejiyay Somaliya, Sheegayna In Xukuumada Biixi Wareejisay!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi cabdi ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedaha maalmihii udanbeeyay loogu jeedinayay in wakhtigii uu ahaa wasiirka duulista iyo hawada ee xukuumada axmed siilaanyo hawada Somaliland uu ku wareejiyay maamulka somaliya

Sidoo kale Gudoomiye maxamuud xaashi ayaa sheegay in hawada Somaliland ay wareejisay xukuumada madaxwayne biixi xiligii uu mareeyaha haayada duulista uu ahaa ina rodol.

Exit mobile version