|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Iska Fogeeyay In Uu Hawada Somaliland Ku Wareejiyay Somaliya, Sheegayna In Xukuumada Biixi Wareejisay!
January 20, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi cabdi ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedaha maalmihii udanbeeyay loogu jeedinayay in wakhtigii uu ahaa wasiirka duulista iyo hawada ee xukuumada axmed siilaanyo hawada Somaliland uu ku wareejiyay maamulka somaliya Sidoo kale Gudoomiye maxamuud xaashi ayaa sheegay in hawada Somaliland ay wareejisay xukuumada madaxwayne biixi xiligii uu mareeyaha haayada duulista uu ahaa ina rodol. Related posts:Ciidamada RRU da Oo Caawa Gaaf Wareegaya Xaafadaha Magaalada Hargaysa Iyo Cabsi Galinta Shacabka+Moo... Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Dhambaal Tacsi udiray Qoyska Iyo Qaranka Uu Baxay Marxuum... Xasan Sheekh Maxamuud Oo Dib Ugu Laabtay Muqdisho, Kana Degay Garoonka Diyaaradaha iyo Kolanyadii Sh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|