WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Maxamuud Xaashi Iyo Waxa Uu Ka Yidhi Damaciisa+ Eedaha Musuq Maasuq Ee Lala Xidhiidhiyo?

HARGAYSA(W,N)- Wasiirkii hore Ee Wasaaradaha Duulista iyo Hawada & Madaxtooyada Ee xukuumadii Axmed Siilaanyo  Maxamuud Xaashi Ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu kaga waramay damaciisa murashaxnimo ee xisbiga kulmiye ,doorka uu ku lahaa wareejinta hawada Somaliland

Sidoo kale Ex Wasiir Maxamuud Xaashi ayaa wax laga waydiiyay Eedaha musuq maasuq ee lala xidhiidhiyo in uu ku kacay mudadii uu wasiirka Ahaa,

Dhanka Kale Maxamuud Xaashi ayaa ka hadlay sida uu u arko damaca wasiirka Arimaha gudaha Maxamed Kaahin oo ah gudoomiye kuxigeenka xisbiga kulmiye  isku deegaana ay kasoo jeedaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

Exit mobile version