HARGAYSA(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa caawa isku soo baxay barxada khayriyada isku soo bax ay ku taageerayaanheshiiskii taariikhiiga ahaa ee madaxwaynaha Somaliland iyo raysalwasaaraha itoobiya kala sexeexdeen kuwaasi oo fariin culus udiray maamulka somaliya oo iyagu ku mashquulay Somaliland iyo ka hadalka heshiishka ay la gashay itoobiya.