Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Caawa Iskugu Soo Baxay Taageerada Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Caawa Iskugu Soo Baxay Taageerada Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya.
January 3, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa caawa isku soo baxay barxada khayriyada  isku soo bax ay ku taageerayaanheshiiskii taariikhiiga ahaa ee madaxwaynaha Somaliland iyo raysalwasaaraha itoobiya kala sexeexdeen kuwaasi oo fariin culus udiray maamulka somaliya oo iyagu ku mashquulay Somaliland iyo ka hadalka heshiishka ay la gashay itoobiya.

COMMENTS
LINKS