HARGAYSA(W,N)-Munaasibad lagu qabtay magaalada hargaysa ayaa lagu shaaciyay Gogaanka gudida cusub ee hoodaale ee beesha sacad muuse,
Xaflada shaacinta gudida Hoodaale ayaa waxaa kazoo qaybgalay madaxdhaqameedka beesha sacad muuse iyo xubnaha ururka Hoodaale ayaa dhanka kale lagu taageeray qarannimada Somaliland iyo heshiiskii Madaxwaynaha Somaliland lasoo galay dalka Itoobiya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;