WAJAALE NEWS

Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Emaraadka Carabka.

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa galabta ka dhoofay madaarka diyaaradaha ee cigaal international kuwaasi oo kusii jeeda dalka emraadka carabta

Waftigan ayaa dalka emaaraadka kaga qaybgalaya shirar muhiim ah oo lagaga hadlayo arimaha dhaqaalaha oo ka dhacay dalka emaraadka.

Exit mobile version