WAJAALE NEWS

Ururka Kaah Oo Shaaciyay Isbahaysi Ay Wada Yeelanayaan Xisbiga Waddani Iyo Waxa Uudaaran Yahay!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada waxbarashada siyaasi cabdilaahi dheere oo kamid ah hogaanka sare ee urur siyaasadeedka Kaah ayaa ka hadlay isbahaysi ay wada yeelanayaan Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani kaasi oo ujeedadiisu tahay sidii ay dalka uga qabsoomi lahayd doorasho.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version