Ururka Kaah Oo Shaaciyay Isbahaysi Ay Wada Yeelanayaan Xisbiga Waddani Iyo Waxa Uudaaran Yahay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ururka Kaah Oo Shaaciyay Isbahaysi Ay Wada Yeelanayaan Xisbiga Waddani Iyo Waxa Uudaaran Yahay!
December 25, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada waxbarashada siyaasi cabdilaahi dheere oo kamid ah hogaanka sare ee urur siyaasadeedka Kaah ayaa ka hadlay isbahaysi ay wada yeelanayaan Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani kaasi oo ujeedadiisu tahay sidii ay dalka uga qabsoomi lahayd doorasho.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS