HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Horumarinta beeraha Somaliland Axmed Maxamed Habane ayaa Wasaarada deegaanka iyo World Bank kala wareegay Qalab loogu talo galay Beeraha,
Wasiir Habane ayaa mudadii Gaabnayd ee uu joogay wasaarada Beeraha waxa uu Dar-dar Galiyay Shaqooyinkii Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland.